Maxaa kusoo kordhay Shirkii Golaha Wasiirada ee la qorsheeyay in Garawe lagu qabto ?

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland waxaa ku sugan Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaalia Xasan Cali Kheyre , kuxigeenkiisa iyo inta badan golaha Wasiirada Soomaaliya. Shirka Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa la qorsheeyay in maanta oo Khamiis ah lagu qabto magaalada Garawe, waxaana saacadihii lasoo dhaafay shaki la galinayay in Shirka ku qabsoomo Garawe kadib xiisad … Continue reading Maxaa kusoo kordhay Shirkii Golaha Wasiirada ee la qorsheeyay in Garawe lagu qabto ?